SPACE

Wararka & Dhacdooyin-ka

Waxaan qabanaynaa maalinta Sabtiga kulan aan uga hadli doono HPV (Human Papillomavirus) vaccine. Fadlan, nagala soo qayb gala.

SPACE waxay habeen danbe qabanaysaa fadhi ay layeelan doonto waridiinta Somaliyeed ee ku nool gobolkeena iyo kuwa ku nool gobolkeena agaarkiisaba.